Faahfaahin ka soo baxday dilkii Jeneraal Yuusuf Cagey
Faah-faahin cusub oo ku saabsan Dilkii galabta Muqdisho loogu geystay Jeneraal...
Muqdisho (Halqaran.com) – Faah-faahin cusub ayaa ka soo baxeysa dilkii gelinkii dambe maanta Jeneraal Yuusuf Cali Qasaaye (Yuuuf Cagey) loogu gaystay Magaalada Muqdisho.
Dilkan ayaa...




