Duqeyn dhanka cirka
UPDATE: Duqeyn culus oo dhanka Cirka ah oo ka dhacday G/Shabeellaha...
Balli-doogle (Halqaran.com) - Diyaaradaha dagaalka Mareykanka ayaa weerar kale oo dhinaca cirka ka gaystay Gobolka Shabellaha Hoose, xilli shalay ay laba duqayn ka gaysteen...




