Duqeyn dad ah ah lagu leeyay oo ka dhacday Jilib
Faa-faahin dheeraad ah iyo Wararkii ugu dambeeyay duqeyn dad shacab ah...
Jilib (Halqaran.com) – Wararka ka imaanaya Degmada Jilib ee Gobolka Jubbada dhexe ayaa waxa ay sheegayaan in gelinkii dambe shalay halkaasi ay ka dhacday...




