Dowladda Somaliya iyo Midowga Yurub
DF Soomaaliya iyo Midowga Yurub oo heshiis cusub kala saxiixday
Muqdisho (Halqaran.com) - Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo Midowga Yurub ayaa kala saxiixday Heshiis Dhanka Waxbarashada ah iyo Shaqo Abuurka.
Munaasabadda Heshiiska Mashruuca Waxbarashada...




