Dowladda Imaaraadka Carabta
Dowladda Imaaraadka Carabta oo Soomaaliya Ku Wareejisay 9.6 Milyan Oo Dollar...
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo goobjoog ka ahaa munaasabad ay dowladda Imaaraadka Carabtu ay dowladda Soomaaliya ugu wareejinaysay...




