Dowladda ayaa carqalad ku ah dhismaha Galmudug
”DF Soomaaliya ayaa carqalad ku ah dhismaha maamulka Galmudug-ta cusub” waxa...
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Xildhibaan Cabdiraxmaan Cali Ciise oo ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Galmudug ee waqtigoodu sii dhammaanayo ayaa wuxuu Dowladda Soomaaliya ku eedeeyay...




