Doorashooyinka KMG ah ee Puntland
DEG DEG + MAGACYO : Madaxweynaha Puntland Deni oo magacaabay Guddiga...
Garoowe (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Mudane Saciid Cabdullaahi Deni ayaa magacaabay guddiga Doorashooyinka KMG ah ee Puntland.
Guddigan ayaa waxaa ka soo dhexmuuqday...




