doorashada Jabuuti
Xisbiyada Mucaaradka Jabuuti oo diiday inay doorasho ka dhacdo dalkaasi
Jabuuti (Halqaran.com) - Qaar ka mid ah Xisbiyada Siyaasadda ee Jamhuuriyadda Jabuuti ayaa qaadacay doorashada dalkaasi ka dhaceysa 9-ka bisha soo socota ee April.
Madaxweynaha...




