Doorashada Galmudug oo berri dhaceyso
Doorashada Galmudug oo lagu wado in Axadda Berri ay ka dhacdo...
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Baarlamaanka Maamulka Galmudug Maxamed Nuur Gacal ayaa shaaciyay in Axadda Berri ay dhaceyso doorashada Madaxweynaha iyo Ku xigeenkiisa.
Mar uu ka...




