Dood adag
Xildhibaannada Golaha shacabka oo markale maanta dood adag ka yeelanaya matalaadda...
Muqdisho (Halqaran.com) - Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa Sabtida maanta ah mar kale dood adag waxa ay ka yeelan...




