Diiwaangelinta kiisaska cusub ee Covid-19
UPDATE: Kiisaskii ugu dambeeyay ee Covid-19 ee dalka laga diiwangeliyay
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in la diiwaan geliyay 42 xaalado cusub oo...




