25.9 C
Mogadishu
Wednesday, August 10, 2022

Tag: Dhuusamareeb

XOG: Shirkii dib-u-heshiisiinta beelaha Galmudug oo dib u dhacay, Ogow Sababta?

Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Guddiga qaban qaabada Shirka dib u heshiisiinta Beelaha dega deegaannada Galmudug ayaa Maanta oo Axad ah waxaa ay ku dhawaaqeen in...

RW Xasan Cali Kheyre oo guddoomiyay Shirka Amniga ee Dhuusamareeb, Maxaase ka soo baxay?

Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Kaddib markii amniga magaalada Dhuusamareeb ay la wareegeen ciidamo ka socda dowladda federaalka Soomaaliya ayaa waxaa magaalada lagu qabtay kulan looga...

Muxuu ku soo arkay Kheyre xerada ay ku jiraan ciidamadii dhawaan lagu qarameeyay Dhuusamareeb?

Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre ayaa soo kormeeray xero ay ku jiraan ciidamada Ahlu sunna ee...

RW Xasan Cali Kheyre oo Ku Fashilmay Qorshihii Ciidamo ku geyn lahaa Dhuusamareeb

Dhuusamarreeb (Halqaran.com) - Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, iyo Maamulka Ahlu sunn Waljameeca ayaa isku waafaqay in ciidamo ka socdo dowladda Federaalka aan la geynin deegaannada...

Wakiillo ka socda Beesha Caalamka oo ku qul-qulaya Dhuusamareeb

Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Waxaa maanta magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug gaaray qaar kamid ah safiirada dowladaha caalamka u fadhiya Muqdisho iyo wakiillada hey’adaha...

Muxuu yahay Ujeedka Safarka Madaxweyne Waare ee Galmudug

Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowlad Goboleedka HirShabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa maanta ku wajahan magaalada Dhuusamareeb ee xarunta dowladgoboleedka GalMudug. Maxamed Cabdi Waare ayaa lagu...

Don't miss

Guddoomiye Sh. Aadan Madoobe oo guddi u saaray fowdadii ka dhacaday Golaha Shacabka

Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Maxamed...

Mahdi Guuleed oo xilka ku wareejiyay R/Wasaare Ku xigeenka cusub ee dalka

Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisal Wasaare Ku-xigeenka Dalka, Saalax Axmed...

Mareykanka oo Ukraine ugu yaboohaya hub uu qiimihiisu gaarayo hal bilyan oo dollar

Washington (Halqaran.com) - Dowladda Mareykanka ayaa ballanqaaday taageero dheeri...

Shacabka Kenya oo dooranaya Madaxweyne cusub

Nairobi (Halqaran.com) - Shacabka dalka Kenya ayaa saaka u...

Xildhibaannada Golaha Shacabka ee BFS oo ansixiyay Golaha Wasiirrada  

Muqdisho (Halqaran.com) - Xildhibaannada Golaha Shacabka ee BF Soomaaliya...