Dhoofinta Dhuxusha Kismaayo
UPDATE: Dowladda Kenya oo ka jawaabtay Eedeyn kaga timid dowladda Soomaaliya...
Nairobi (Halqaran.com) - Kenya ayaa ka jawaabtay eedeyn kaga timid Danjiraha dowladda Soomaaliya u fadhiya Qaramada Midoobay, Abuukar Daahir Cusmaan (Abuukar Baalle), kaasoo sheegay...




