Dhaxal-sugaha Boqortooyada Sacuudi Carabiya
Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la yeeshay Dhaxal-sugaha Boqortooyada Sacuudi Carabiya
Riyad (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan miro-dhal ah la qaatay Dhaxal-sugaha Boqortooyada Sucuudi Carabiya Amiir Maxamed Binu Salmaan...




