Dhaawacyo laga keenay Dhuusaamareeb oo laga soo dejiyay Muqdisho
Diyaarad dhaawacyo ka soo qaaday Dhuusamareeb oo soo gaartay magaalada Muqdisho
Muqdisho (Halqaran.com) – Dhaawacyada tiro ka mid ah Ciidamada Dowladda Soomaaliya ee ku soo dhaawacmay dagaalkii maanta dib uga qarxay Magaalada Dhuusamareeb ayaa laga...




