DF Soomaaliya oo amar ku bixisay in la joojiyo dhammaan tartamaha ciyaaradaha dalka
DF Soomaaliya oo amar ku bixisay in la joojiyo dhammaan tartamaha...
Muqdisho (Halqaran.com) - Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa qaaday tallaabooyin hor leh, oo ujeedkiisu yahay in lagu yareeyo amaba lagula dagaallamo faafitaanka caabuqa...




