Deegaanka Shabeelow
Ciidamada Kumaandooska Danab oo gaaray deegaanka Shabeelow ee lagu dagaalamay
Mudug (Halqaran.com) - Ciidamada Kumaandooska Danab ee xoogga dalka Soomaaliya qeybta 21-aad ayaa gaaray Deegaanka Shabeelow Ee Gobolka Mudug, halkaas oo dhawaan dadka deegaanku...




