Daraawiishta Koonfur Afrika
Dagaal ka socda Wanlaweyn iyo Askar lagu dilay halkaasi
Wanlaweyn (Halqaran.com) – Wararka ka imaanaya degmada Wanlaweyn ee gobolka Shabeellaha hoose ayaa sheegaya, in dagaal u dhaxeeya ciidamo ka tirsan daraawiishta Koonfur Galbeed...




