Dal jirka Daahsoon
DHAGEYSO: Cumar Filish ”Magaalada Muqdisho waa hooyada magaalooyinka Soomaaliya oo dhan”
Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa Khubaduu ka jeediyay taalada Daljirka Daah-soon ee Degmada Boondheere...




