Dadka Soomaaliyeed Waxay Guranayaan Miraha Dadaalkii Dib-u-habaynta Ciidanka
RW Kheyre “Dadka Somaliyeed Waxay Guranayaan Miraha Dadaalkii Dib-u-habaynta Ciidanka”
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha JF Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre ayaa taliska Ciidanka Xoogga Dalka ugu hambalyeeyay xoreynta deegaanka Jannaale oo kamid ahaa...




