Daadad ku rogmada magaalada Qardho
Dad ku dhintay Daadad xooggan oo ku rogmaday magaalada Qardho
Qardho (Halqaran.com) – Waxaa daadad xooggan ay ku soo rogmadeen xaafado ka tirsan magaalada Qardho ee gobolka Karkaar ee Puntland, kadib markii roobab xooggan...




