Ciidanka kumaandooska oo howlgal culus ka wada gobolka Shabeellaha Hoose
UPDATE: Ciidanka kumaandooska oo howlgal culus ka wada gobolka Shabeellaha Hoose
Sh/Hoose (Halqaran.com) - Ciidanka sida gaarka ah u tababaran ee Kumaandooska Danab ayaa waxaa la soo sheegayaa in ay maanta hawlgalo ballaaran ka wadaan...




