Ciidamada xoogga dalka oo Al Shabaab kala wareegtay deegaano badan
UPDATE: Ciidamada Xoogga dalka Somaliya oo Al-Shabaab kala wareegay deegaano cusub...
Cadale (Halqaran.com) - Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya ayaa Al-Shabaab kala wareegay deegaano ka tirsan Gobolka Shabellaha dhexe oo ay ku sugnaayeen Ururka Al-Shabaab.
Hawlgalka Ciidanka...




