Ciida Carafo
Ciida Carafo oo si weyn looga ciiday Muqdisho iyo magaalooyinka kale...
Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa maanta si weyn looga ciiday magaalada Muqdisho iyo magaalooyinka kale ee dalka Soomaaliya Maalinta Koowaad ee Ciida Carafo, iyadoo Masaajida...




