Caruur ay Al Shabaab askareeyeen oo la qabtay
Ciidamada dowladda Soomaaliya oo gacanta ku soo dhigay carruur ay askareeyeen...
Bakool (Halqaran.com) - Ciidamada dowladda Federalka Soomaaliya ee Gobolka Bakool, ayaa waxa ay gacanta ku soo dhigeen carruur la sheegay inay Askareeyeen Al-Shabaab.
Carruurtaan ayaa...




