Caleema saarka Madaxweynaha Jabuuti
Ra’iisul Wasaare Rooble oo ka qeyb galay Caleemo saarka Madaxweynaha Jabuuti...
Jabuuti (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka qeyb galay xafladda caleemo-saarka Madaxweynaha dalka Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar...




