C.I.D
Sii hayaha RW ‘Mahdi’ oo magacaabay guddiga baarista dhacdadii Xabsiga Dhexe
Muqdisho (Halqaran.com) - Sii hayaha xilka Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Jahmuuriyadda federaalka Soomaaliya, Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa magacaabay Guddiga Baarista Dhacdada Shaqaaqadii 10/08/2020...




