baajinta doorashada Soomaaliya
Puntland & Jubbaland oo abaabulaya dagaallo lagu baajinayo doorashada Somaliya!
Ilo wareedyo xog ogaal ah ayaa sheegaya in isbahaysiga maamul goboleedyada Puntland, Jubaland iyo mucaaradka Soomaaliya ay ka caga jiidayaan ka qayb qaadashada doorashada...




