Axmed Madoobe oo ku sugan Afmadow
DHAGEYSO: Madaxweynaha Jubbaland: ”Mayeeleyno in ciidankayga lacag lagu siiyo afganbigeyga‘‘!
Afmadow (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo la hadlayay Ciidamo iyo Saraakiil ka tirsan Maamulka Jubbaland ee ku...




