Askar lagu toogtay Jubbaland
Labo Askar oo horey dil u geystay oo maanta lagu toogtay...
Kismaayo (Halqaran.com) - Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ee dowlad goboleedka Jubbaland ayaa Khamiistii maanta xukun dil ah ku fulisay labo rag ah, kuwaas oo...




