Askar boolis ah oo lagu tababaray Cadaado
200 Ciidamo boolis ah oo tababar loogu soo xiray Cadaado +SAWIRRO
Cadaado (Halqaran.com) - Wasiirka amniga Galmudug, saraakiisha Booliska Galmudug, maamulka degmada Cadaado iyo Xildhibaanno ka tirsan Galmudug ayaa ka qaybgalay xiritaanka tababarka ciidankan Booliska...




