Amniga Doorashooyinka Soomaaliya
Booliska AMISOM oo la siiyay gaadiid loogu talagalay Amniga Doorashooyinka Soomaaliya
Muqdisho (Halqaran.com) - 11 Gaari oo loogu talo galay howlgalka sugida Amniga doorashooyinka socda ayaa waxaa lagu wareejiyay Maamulka qeybta Booliiska ee Hawlgalka Midowga...




