Amiirka Kuwait
Madaxweyne Farmaajo oo dowladda iyo shacabka Kuwait uga tacsiyeeyay geerida Amiirka...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa dawladda iyo shacabka aan walaalaha nahay ee Kuwait uga tacsiyeeyey geerida Amiirkii dalkaas...




