Ambabaxid
Madaxweynaha JF Soomaaliya Xasan Sheekh oo u ambabaxay dalka Ereteriya
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha Jahmuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Khamiistii maanta safar shaqo ugu ambabaxay dalka Ereteriya.
Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa mudnaanta...




