Amarka dowladda weli ma dhaqan gelin
DHAGEYSO: ”Waxaa jira goobo uusan weli ka dhaqan-gelin amarkii dowladda Soomaaliya‘‘...
Muqdisho (Halqaran.com) - Korneyl Maxamed Aadan Koofi, agaasimaha Hay’adda socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya ayaa ka hadley go’aanka dowladda Soomaaliya ay ku xirtey Xaduudaha dalka...




