Al Shabaab oo weerar ku qaaday Xerada Hiilweyne ee degmada Balcad
XOG: Faah-faahin ku saabsan weerarkii ay Al-Shabaab ku qaadeen Xerada Hiilweyne...
Balcad (Halqaran.com) – Faah-faahin dheeraad ah ayaa ka soo baxeysa weerarkii xooganaa ee Xoogaga Al Shabaab ku qaadeen Xerada Ciidanka Xoogga Dalka ku leeyihiin...




