Al Shabaab oo go'doon gelisay degmada Luuq
Al-Shabaab oo go’doon gelisay degmada Luuq iyo Xiisad ka taagan deegaanka...
Luuq (Halqaran.com) - Wararka naga soo gaaraya Luuq ee Gobolka Gedo ayaa sheegaya in maleeshiyaadka Ururka Al Shabaab ay bilaabeen inay xaalad go’doomin ah...




