Adeege Bulsho oo Ma Nooge ah
Maqaal: Eng. Cabdiraxmaan Yariisow, Adeege Bulsho oo Ma Nooge ah! By-...
Maqaal (Halqaran.com) - Eng. Cabdiraxmaan - Yariisow ayaan maanta soo aasnay. Waxaa meydka la socday Marwadiisa iyo carruurtiisa. Waxaana garoonka hore u joogtay Hooyadii...




