Monday, May 17, 2021

XUL IYO WAREYSIYO

Dhageyso: Faah-faahin dheeraad ah oo ku saabsan haweeneydii is-qarxin rabtay ee la toogtay +(SAWIR)

0
Baardheere (Halqaran.com) – Waxaa faah-faahin dheeraad ah ka soo baxaya haweenay Ciidamada ammaanka ee Degmada Baardheere Khamiistii maanta ay ku toogteen Degmadaasi. Xuseen Maxamed Xasan,...

XOG: Cabsida iyo walwalka Amniga ee Wasiirrada dowlada Somaliya oo sii kordhaya (Maxaa cusub?)

0
Muqdisho (Halqaran.com) – Sida wararka ay ku helayso Halqaran.com, ayaa sheegaya, in ay wasiiradda Xukuumaddu blilaabeen hab dhaqan cusub oo la xariira ammaankooda, ka...

AKHRI: 5 xisbi siyaasadeed qaran oo Digniin culus ka soo saaray doorashada Jubbaland. (Maxa...

0
Muqdisho (Halqaran.com) – Xisbiyada Wadajir, UPD, Himilo Qaran, Xisbiga Nabadda, iyo Kutlada Badbaado Qaran ee Baarlamaanka ayaa War-saxaafadeed ay si wadajir ah u soo...

WAR CUSUB: Madaxweynaha Somaliland oo dalb layaab leh u diray Boqor Salmaan ka Sacuudi...

0
Riyad (Halqaran.com) - Boqor Salmaan ka Sacuudi Carabiya ayaa madaxweynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi ku daray martida boqorka sanad walba ku martiqaado gudashada Waajibaadka...

Maxay ka wada hadleen Odayasha Beelaha Hawiye iyo RW ku-xigenka dalka ee kulmay?

0
Muqdisho (Halqaran.com) - Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), ra’iisul Wasaare ku-xigeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya, ayaa Tallaadadii maanta xafiiskiisa ku qaabilay odayaasha dhaqanka beelaha hawiye ee...

Dhageyso Wareysi: Madaxweynihii hore ee Puntland oo farriin culus u diray madaxda DF iyo...

0
Garoowe (Halqaran.com) - Madaxweynihii hore ee Maamul gobolkeed Puntland Dr. Cabdiwali Maxamed Cali Gaas, oo wareysi siiyay laanta Af Soomaaliga ee VOA-day ayaa ka...

Guddoomiyihii Gobolka Banaadir oo maanta lagu aasay Khabuuraha School Polizio +(DAAWO SAWIRRO)

0
Muqdisho (Halqaran.com) - Allaha u naxariistee waxaa Axaddii maanta magaalada Muqdisho aas qaran loogu sameeyay gudoomiyihii Maamulka Gobolka Banaadir ahaana Duqii Magaalada Muqdisho, Cabdiraxmaan...

DAAWO SAWIRRO: Al-Shabaab oo Soo Bandhigay Ergooyinkii soo xulay Xildhibaanada

0
Buq-Aqable (Halqaran.com) - Ururka Al-Shabaab ayaa soo bandhigay qaar kamid ah Ergooyinkii soo xulay Xildhibaanadda Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya,kuwaasi oo qaatay amarkii ahaa in ay...

DAAWO SAWIRRO: Odayaal dhaqameed ka tagay Muqdisho oo madaxweynaha Somaliland kula kulmay Hargeysa

4
Hargeysa (Halqaran.com) – Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta magaalada Hargeysa ku qaabilay Odayaal dhaqameed ka yimid magaalada Muqdisho. Odayaal dhaqameedkan ayaa u...

Muxuu Farmaajo dib isaga celiyay Jinsiyaddiisii labaad ee dalka Mareykanka?!

0
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Khamiistii maanta si rasmi ah ugu dhawaaqay in uu ka tanaasulay...

Xildh. Cabdi Shire ”Xukuumada Kheyre Badela inta aan gudaha loo gelin Villa Somalia.”!

0
Muqdisho (Halqaran.com) - Xildhibaan Cabdi Shire Jaamac (Ciyaar jecel) oo kamid ah Xildhibaanadda Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa si kulul ugu hadlay qaraxii Arbacii ka...

XOG: Muxuu ka yiri Wasiir Cawad qaraxii Boosaaso ee lagu eedeeyay Qadar & Su’aallo...

0
Muqdisho (Halqaran.com) - Guddiga arrimaha dibadda baarlamaanka Soomaaliya ayaa su’aalo weydiiyay wasiirka arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga Axmed Ciise Cawad. Guddigan oo guddoomiye u yahay...
FansLike
FollowersFollow
SubscribersSubscribe

LATEST TOP NEWS

Opposition tells PM to show independence, work towards inclusive electoral process

0
Somalia’s Council of Presidential Candidates (CPC) has urged Prime minister Mohamed Hussein Roble to stay free from any external influence that could further deteriorate...