Sunday, May 16, 2021

XUL IYO WAREYSIYO

DHAGEYSO: DF Soomaaliya ‘‘Marnaba ma aqbaleeno in kiisa badda markale dib loo dhigo‘‘

0
Muqdisho (Halqaran.com) – Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya, ayaa si adag uga soo horjeesatay, codsiga dowladda Kenya oo ay maxkamadda ICJ u dirtay, kaasi...

DHAGEYSO: DF Somaliya oo sharci darro ku tilmaamtay hadaladii ka soo yeeray Xubnaha Mucaaradka

0
Muqdisho (Halqaran.com) – DF ah ee Soomaaliya ayaa ka jawaabatay hadalo ka soo yeeray xubnaha mucaraadka oo sheegay in aysan Maxamed Cabdulahi Farmaajo u...

DHAGEYSO: Dowlada Somaliya oo shaacisay sababta & cidda uu ka socon waayay Shirka Dhuusamareeb

0
Muqdisho (Halqaran.com) – Kaddib markii uu fashil iyo natiijo la’aan uu ku soo dhammaaday Shirkii Dhuusamareeb ee u dhaxeeyay Madaxda DF Soomaaliya iyo Dowlad...

DHAGEYSO: Axmed Madoobe oo ku eedeeyay Fashilka Shirkii Dhuusamareeb M/weyne Farmaajo

0
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa ka hadlay Shirka natiijo la’aanta ku soo dhamaaday ee Magaalada Dhuusamareeb...

DHAGEYSO: Cabdi Xaashi ”Madaxweyne Farmaajo ma uusan qaddarin waajibaadka dastuurka uu siiyay Aqalka Sare”

0
Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Aqalka Sare ee BF Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa ku eedeeyay Madaxweyne Farmaajo in uusan qaddarin waajibaadka dastuurka uu...

DHAGEYSO: Madaxweynihii hore ee Puntland oo eedeyn kulul u jeediyay Madaxweyne Farmaajo iyo Axmed...

0
Gedo (Halqaran.com) - Madaxweynihii hore ee maamulka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa si kulul uga hadlay dagaalkii khasaaraha geystay ee ka dhacay...

DHAGEYSO: DF Somaliya oo ku gacan seyrtey go’aan ka soo baxay guddiga xaqiiqo raadinta...

0
Muqdisho (Halqaran.com) - Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa mid xaqiiqada ka fog ku tilmaamtay warbixin uu soo saaray guddigii xaqiiqo raadinta ee dhawaan loo saaray...

Madaxweynaha K/Galbeed ‘Laftagareen’ oo safar deg-deg ah ku tagaya Degmada Xudur +(WAREYSI)

0
Baydhabo (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafgareen) oo ku sugan Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay ayaaa filayaa in...

Beesha caalamka oo loo gudbiyay qoraal la xiriira muranka ka tagan Doorashada Soomaaliya

0
Muqdisho (Halqaran.com) - Midowga Musharraxiinta Madaxweynaha Soomaaliya ayaa waxa ay qoraal la xiriira muranka ka taagan arrimaha doorashooyinka Soomaaliya u direen Xubnaha Beesha Caalamka...

DHAGEYSO: Qoorqoor ”Waa lagu guul-dareystay dhex-dhexaadintii Madaxda DFS & D/goboleedyada”

0
Garoowe (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowlad gobleedka Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa sheegay in howlihii dhex-dhexaadinta aheyd ee uu ka dhex waday Madaxda...

DHAGEYSO: Xasan Sheekh ”Waa Dulmi waxa ka socda gobolka Gedo”

0
Muqdisho (Halqaran.com) - Xasan Sheekh Maxamuud, Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ayaa si adag uga hadlay xaalada xiligaan ka taagan Gobolka Gedo, isagoona ku eedeeyay...

DHAGEYSO: Galmudug oo ku dhawaaqday Xaalad deg-deg ah oo uu horseeday Axaya

0
Galmudug (Halqaran.com) - Wasaaradda Gargaarka iyo Maaraynta Musiibooyinka ee maamulka Galmudug ayaa Ku dhawaaqday xaalad deg-deg ah oo uu horseeday Ayaxa ku habsaday Deegaannada...
FansLike
FollowersFollow
SubscribersSubscribe

LATEST TOP NEWS

Opposition tells PM to show independence, work towards inclusive electoral process

0
Somalia’s Council of Presidential Candidates (CPC) has urged Prime minister Mohamed Hussein Roble to stay free from any external influence that could further deteriorate...