29.1 C
Mogadishu
Thursday, April 18, 2024
Advertisment
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasiirka Beeraha iyo Waraabka Soomaaliya mudane Saciid Xuseen Ciid iyo Agaasimaha Guud ee Ururka Bariga Afrika ee la dagaalanka Ayaxa Dr Stephen W. Njoka ayaa maanta magaalada Muqdisho si rasmi ah ugu kala saxiixday heshiis ay...
Hargeysa (Halqaran.com) - Aadan Xaaji Cali Axmed, guddoomiyaha maxkamadda sare ee Somaliland ayaa maanta madaxweyne Muuse Biixi hortiisa ku dhaariyey xubnaha cusub ee Komishanka doorashooyinka ee dhawaan la dhisay, Kuwaasi oo Dood adag ay ka taagnayd Maalmihii lasoo dhaafay. Xubnahan...
Garoowe (Halqaran.com) - Madaxweyne ku-xigeenka Puntland Ahna kusimaha Madaxweynaha Mudane, Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa shir-guddoomiyey kulan deg deg ah oo Dowladdu ka yeelatay sidii wax looga qaban lahaa waxyeelada ka dhalatay Roobabkii ka da’ay Gobolada Puntland. Kulanka oo ay...
Hargeysa (Halqaran.com) - Gudoomiyaha dalladda ay ku midoobeen ururada bulshada rayidka ah oo magacooda loo soo gaabiyo SONSA, Anwar Cabdiraxmaan Warsame oo maanta warbaahinta kula hadlay xafiiskiisa ayaa si adag uga hadlay muddo kordhintii Axaddii shalay loo sameeyeen golaha...
Muqdisho (Halqaran.com) –  Roob lagu qabowsaday ayaa galabta ka da'ay magaalada Muqdisho , iyadoo sidoo kalene shalay illaa xalay da,ayay roobkaasi, waxaana ka dhashay khasaare. Dhisme ku yaalla degmada Boondheere gaar ahaan Waaxda Yuusuf Al Kownayn ayaa soo dumay xilli...
Dhuusamareeb (Halqaran.com)- Guddiga Farsamada maamul dhisida dowlad Goboleedka Galmudug ayaa soo saaray Jadwalka Guud ee hanaanka Doorashada Galmudug. Warqadan ka soo baxday guddiga ayaa waxaa ku cad in 25-ka November oo maanta ah ay bilaabaneyso xaqiijinta odayaasha dhaqanka beelaha...
Muqdisho (Halqaran.com)- Wasiirka amniga Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow Ducaalle iyo Taliyeyaasha hoos yimaada ayaa Maanta waxaa looga yeeray Xarunta Golaha shacbka ee Baarlamaanka Soomaaliya. Wasiirka ayaa waxaa loo diray warqad Qoraal ah oo looga codsanayo in...
Muqdisho (Halqaran.com)- Wareegto kasoo baxday Xafiiska Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa lagu magacaabay la-taliyaha dhinaca Arrimaha Bulshada ee Xafiiska Guddoomiyaha Golaha Shacabka. Cabdifitaax C/llaahi Yuusuf ayaa loo magacaabay inuu noqdo la-taliyaha dhinaca Arrimaha Bulshada ee Guddoomiye Maxamed...
Muqdisho (Halqaran.com)- waxaa weli si buuxada xall looga gaarin dhismaha dowlad Goboleedka Galmudug oo haatan qorshihiisu wado dowladda Federaalka ayaa Magaalada Dhuusamareeb waxaa ka dhacay kulamo u dhexeeyay Hoggaanka Ahlusunna iyo xubno ka socoday dowladda Faderaalka...
New York (Halqaran.com) - Nin u dhashay Britain oo dadka u maadeeya, Sacha Baron Cohen, ayaa sheegay in haddii shirkadda Facebook ay jiri lahayd xilligii Hitler ee 1930-meeyadii, ay siin lahaayeen meel uu ku xayeysiisto hadalladisii naceybka ahaa. Ninkan ayaa...
Muqdisho (Halqaran.com) - Sheekh Maxamed Cabdi Umal ayaa waxaa uu ka hadlay tallaabada lagu joojiyay muxaadaradii uu Axaddii maanta u qorsheeyay in uu ku qabto Magaalada Muqdisho. Mar uu ka hadlayay kulan soo dhawayn lahaa oo galabta loogu sameeyay Magaalada...
Muqdisho (Halqaran.com) - Xukuumadda Soomaaliya ayaa waxay digniin u jeedisay shirkadaha shisheeye ee dalka ka hawlgala, gaar ahaan kuwooda sida sharci darrada ah dalka uga shaqeeya. Cabdullaahi Cali Xasan, Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliya ayaa wuxuu maanta sheegay inay jiraan...