Monday, May 17, 2021

Wararka Maanta

Al-Shabaab oo sheegtay in Qaraxii maanta bartilmaameydkiisu ahaa Wakiilka Qaramada Midoobay Swan

0
Muqdisho (Halqaran.com) - Afhayeenka Hawlgalada Ciidamada Al Shabaab C/casiis Abuu Muscab, ayaa shaaca ka qaaday in qaraxa ka dhacay Xarunta Dowladda Hoose Xamar, uu...

UPDATE – Wararkii ugu dambeeyay Khasaaraha qaraxii ka dhacay Xarunta Dowladda Hoose Xamar

0
Muqdisho (Halqaran.com) - Dowladda Soomaaliya ayaa ciidan fara-badan geysay Xarunta Dowladda Hoose Xamar, oo galabta uu ka dhacay qarax waxyeelo soo gaarsiiyay Masuuliyiinta Maamulka...

Weerar ismiidaamin ah oo Khasaare weyn geystay oo ka dhacay Muqdisho

0
Muqdisho (Halqaran.com) - Weerar ismiidaamin ahaa ayaa Arbacadii maanta waxa uu ka dhacay Xarunta Dowladda Hoose Xamar, iyadoo qaraxaasi laga maqlay qaybo badan oo...

Soomaliya oo jawaab deg-deg ah ka bixisay warbixintii doodda dhalisay ee Wargeyska New York...

0
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasiirka arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah ee Soomaaliya, Axmed Ciise Cawad ayaa sheegay in dowladda Qadar ay kala hadleen qoraal...

Natiijada imitixaanka Shahaadiga dugsiyada sare ee dalka oo la shaaciyay & Arday ballan-qaad lo..

1
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya ayaa shaacisay natiijada imtixaanaadkii shahaadiga ahaa ee dugsiyada sare ee dalka. Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya, Cabdullaahi Goodax Barre ayaa warbaahinta...

XOG CUSUB: Maxay Qadar ka tiri inay Ka dambeysay qaraxii Boosaaso?

0
Dooxa (Halqaran.com) - Dowladda Qadar ayaa iska fogeystay warbixin uu qoray wargeyska Newyork times oo mareykanka kasoo baxaya oo tibaaxaysa in Qatar ay ka...

UPDATE: “Qadar Wakiiladeeda Soomaaliya Waa Shabaab iyo Daacish”! waxaa sidaasi yiri…

0
Muqdisho (Halqaran.com) - Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa ka hadlay warbixin uu wargeyska Newyork Times ka qoray qaraxyo iyo dil ka dhacay magaaladda Boosaaso...

Madaxweynaha Puntland oo Sheegay in lagu Kalsoonan Karo Sirta uu baahiyay Wargeyska New York...

0
Garoowe (Halqaran.com) - Madaxweynaha Maamulka Puntland Siciid C/laahi Deni oo Magaaladda garoowe ka daahfuray bandhigga buugaagata ee Garoowe ayaa ka hadlay warbixin uu wargeyska...

XOG: “Dalku Ma Lahan Taliye Sirdoon, Waana Sababta Qaraxyadda”…

0
Muqdisho (Halqaran.com) - Taliye ku-xigeenkii hore ee NISA Ismaaciil Daahir Cusmaan ayaa ka hadlay qaraxii shalay dadka badan ay ku dhinteen ee ka dhacay...

Waa kuma Ra’iisul wasaaraha cusub UK ee baddali doona Tresa May?

0
London (Halqaran.com) - Boris Jonson ayaa maanta ku guuleystay in uu noqdo ra’iisul wasaaraha dalka Ingiriiska isaga oo baddali doona Tresa May. Johnson ayaa sidoo...

Mareykanka oo soo saarayo sharci cusub oo lagu musaafirinayo Dadka muhaajiriinta

0
Washington (Halqaran.com) - Dowladda Mareykanka ayaa la filayaa in maanta ay soo saarto sharci cusub oo oggolaanaya in si deg deg ah dalkeeda looga...

Turkiga oo si kulul u cambaareeyay weerarkii shalay ka dhacay Muqdisho

0
Istanbul (Halqaran.com) - Wasaaradda arrimaha dibadda Turkiga ayaa si kulul u cambaareysay weerarkii qaraxa loo adeegsaday ee Isniintii shalay ka dhacay magaalada Muqdisho gaar...
FansLike
FollowersFollow
SubscribersSubscribe

LATEST TOP NEWS

Opposition tells PM to show independence, work towards inclusive electoral process

0
Somalia’s Council of Presidential Candidates (CPC) has urged Prime minister Mohamed Hussein Roble to stay free from any external influence that could further deteriorate...