28.9 C
Mogadishu
Sunday, December 5, 2021

Wararka Maanta

Xubna ka mid ah golaha shacabka oo maanta lagu doortay Muqdisho.

0
Muqdisho(Halqaran.com) –Xildhibaano ka mid noqonaya Golaha Shacabka ee baarlamanka 11-aad ee Soomaaliya ayaa maanta lagu doortay magaalada Muqdisho caasimadda Soomaaliya. Doorashada ayaa ka dhacday dugsiga...

Ra’iisul Wasaare Rooble oo sheegay in dalku galay xaalad Bani’aadaminimo oo Adag.

0
Muqdisho(Halqaran.com) –Ra’iisul Wsaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya  Maxamed Xuseen Rooble ayaa ku dhawaaqay in dalku galay xaalad bani’aadminimo oo deg deg ah oo ka dhalatay...

Abaarta ku dhufatay gobolka Gedo oo kasii dareysa

0
Garbahaarey(Halqaran.com) –Maamulka gobolka Gedo ayaa sheegay in ugu yaraan afar qof ay marayso tirada dadka gaajada iyo oonka ugu dhintay gobolka, arrintaas oo ka...

Guddiga doorashada Galmudug oo hal maalin ku kordhiyay waqtiga is Diiwaangelinta

0
Dhuusamareeb(Halqaran.com) –Guddiga doorashada Galmudug ayaa sheegay in hal maalin oo dheeri ah ay ku dareen mudadii loo qabtay diiwaangalinta Musharaxiinta oo ku ekeyd maanta. Sido...

Canada oo u digtay muwaadiniinteeda ku sugan Dalka Itoobiya

0
muqdisho(Halqaran.com) –Dowladda Canada ayaa ugu baaqday muwaadiniinteeda inay si deg-deg ah uga baxaan waddanka Itoobiya, sida lagu sheegay qoraal rasmi ah oo ay soo...

Farmaajo oo u hambalyeey Macalimiinta Soomaaliyeed

0
muqdisho(Halqaran.com) –Madaxweynaha ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa bareyaasha iyo bahda waxbarashada Soomaaliyeed ugu hambalyeeyey Maalinta Macallinka Soomaaliyeed oo ku beegan 21-ka Nofeembar. Madaxweynaha ayaa xusay...

Xeerilaaliyaha guud ee Dalka oo War kasoo saaray Kiiska Ikraan Tahliil .

0
muqdisho(Halqaran.com) –Xeer ilaaliyaha guud ee Maxkamadda Ciidamada qalabka sida Gen Cabdullaahi Buule Kameey ayaa sheegay in hogaanka NISA lagu waayay wax caddayn ah oo...

Dagaal ka dhacay degmada Dhoobley & Wararar kala Duwan oo ka Soobaxaya Dagaalkaasi.

0
Dhoobley(Halqaran.com) – Dagaalyahanno ka tirsan ururka Al-Shabaab ayaa saqdii dhexe ee xalay weerar ku qaaday saldhig ay ciidama ka tirsan maamulka Jubaland ku leeyihiin...

Rooble oo ka tacsiyeeyay geerida ku timid Agaasimihii Radio Muqdisho

0
muqdisho(Halqaran.com) –Wasiirka wasaaradda warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cismaan Obokor  Dubbe  ayaa ka tacsiyeeyay Geeridi ku timid alle ha unaxariistee  Agaasimihii Radio Muqdisho  Cabdicasiis Maxamuud...

RW Rooble oo xilka ka qaaday wasiirka Arimaha dibada asaga oo magacabay mid...

0
muqdisho(Halqaran.com) –Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa xilka qaadis ku sameeyay Wasiirkii Wasaaradda Arrimaha Dibadda Xukuumadda Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud. Wareegto...

Dowlad Goboleedka Galmudug Oo Farriin U Dirtay Guddiga Doorashooyinka ee Maamulkaasi .

0
Dhuusamareeb(Halqaran.com) –Madaxweyne ku-xigeenka Maamulka gobaleedka Galmudug Cali Daahir Ciid oo maanta ku soo laabatey Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimada Galmudug kadib safar shaqo ugu maqnaa...

Saudi Arabia reopens embassy in Somalia.

0
The Ministry of Foreign Affairs of the Kingdom of Saudi Arabia has announced the reopening of the Saudi Embassy in Somalia.   The ministry said it...
FansLike
FollowersFollow
SubscribersSubscribe

LATEST TOP NEWS

Canada warns its citizens in Ethiopia

0
The Canadian government has called on its citizens to leave Ethiopia immediately, according to an official statement from the country's immigration department. "If you are...