27 C
Mogadishu
Sunday, December 5, 2021

Wararka Maanta

Madaxweyne Farmaajo & Wafdi uu hoggaaminayo oo u duulay dalka Qatar

0
Muqdisho(Halqaran.com) –Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ay weheliso Marwada Koowaad ee Qaranka Marwo Saynab Cabdi Macallin iyo wafdi uu hoggaaminayo...

Haweeneey Soomaali ah oo cunug ay dhashay Gowracday

0
Minnesota (Halqaran.com) –Haweeney Soomaali ah oo sida la sheegay Gowracday Will ay dhashay, waxaana faah faahin dheeraad ah laga helaya sababta rasmiga ah ee...

RW Rooble oo Guddiyada doorashooyinka ku Canaantay Qaabka Ay doorashada ku socoto.

0
Muqdisho(Halqaran.com) –Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya  Maxamed Xuseen Rooble oo habka fogaan aragga shir kula yeeshay Guddiyada Doorashooyinka Heer Federaal, Heer Dowlad-goboleed iyo Xallinta...

Rooble oo Madaxda maamul goboleedyada uga Baaqay in ay joojiyaan boobka doorashada.

0
Muqdisho(Halqaran.com) –Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa galabta kulan la yeeshay Guddiga Xallinta Khilaafaadka iyo Guddoonka Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal. Ra’iisul...

Guddiga doorashada Koonfur Galbeed oo War deg deg ah ka soo saaray doorashada...

0
Baydhabo(Halqaran.com) –Guddoomiyaha guddiga doorashooyinka Koofur galbeed ee SIET Yuusuf Cabdulqaadir Baafo, oo shir jaraa’id ku qabtay magaaladda Baydhabo ayaa iska diiday warqadii ka soo...

Guddiga doorashooyinka Heer Federaal oo hakiyey doorashada kursiga HOP-103

0
Muqdisho(Halqaran.com) –War qoraal ah oo kasoo baxay Guddiga doorashooyinka heer federaal ayaa amar loogu bixiyay in la hakiyo doorashada Kursiga Hop-103 ay ku tartami...

Madaxweyne Farmaajo Oo Mushaarkiisa Ugu Deeqay Gurmadka loo Sameynayo Abaaraha Ka Jira qeyba...

0
Muqdisho(Halqaran.com) –Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo shacabka Soomaaliyeed u diray farriin ku aaddan abaaraha ba’an ee ku dhuftay dalka ayaa ku baaqay in gurmad...

Xuska maalinta ciribtirka xadgudubyada ku dhaca haweenka oo laga Xusay Soomaaliya.

0
Muqdisho(Halqaran.com) –Xaflado ay horkacayaan Qaramada Midoobay ayaa maalinimadii shalay oo ku beegneyd 25-ka November ka kala dhacay guud ahaan dalalka caalamka,gaar ahaan gudaha Dalka...

Beesha Caalamka Maxay ka tari doorashooyinka Golaha Shacabka.

0
Muqdisho(Halqaran.com) –Beesha Caalamka ayaa war saxafadeed kasoo saartay walaaca iyo cabashada laga muujinaayo doorashooyinka Golaha Shacabka, iyagoona dalbaday in doorashada ay noqoto mid daahfuran...

Maxkamad Xukun Dil Ah Ku Riday Jenaraal Khaliifa Xaftar. Maxay tahay sababtaasi

0
Muqdisho(Halqaran.com) –Maxkamad Militari oo ku taalla Magaalada Misrata ayaa xukun dil ah ku xukuntay Gen. Khaliifa Xaftar oo kamid ah Musharixiinta isu soo taagtay...

Jawaari oo sheegay in loo diiday in uu tartamo (Maxaa Sababy)

0
Muqdisho(Halqaran.com) –Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa shaaca ka qaaday inuu isaga soo tegay Magaalada  Baydhabo oo...

Madaxweyne Farmaajo iyo Madaxda Dalalka COMESA Maxay kawada Hadleen.

0
Muqdisho(Halqaran.com) –Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qeyb-galay Shir Madaxeedka Suuqa-wadaagga Bariga iyo Koonfurta Afrika (COMESA) ayaa soo bandhigay fursadaha ballaaran ee ku aaddan...
FansLike
FollowersFollow
SubscribersSubscribe

LATEST TOP NEWS

Canada warns its citizens in Ethiopia

0
The Canadian government has called on its citizens to leave Ethiopia immediately, according to an official statement from the country's immigration department. "If you are...