25.9 C
Mogadishu
Tuesday, July 27, 2021
Home Warar Xiiso Leh

Warar Xiiso Leh

Ninkii amray dilkii Madaxweynaha dalka Haiti oo la shaaciyay

0
Haiti (Halqaran.com) - Taliyaha booliska dalka Colombia ayaa shaaca ka qaaday magaca qof uu sheegay inuu amray dilkii madaxweynihii Haiti Jovenel Moise. Sarkaal horay uga...

Muxuu ahaa heshiiska ay kala saxiixdeen dowladaha Itoobiya iyo Ruushka?

0
Addis Ababa (Halqaran.com) – Dowladaha Itoobiya iyo Ruushka ayaa kala saxiixday heshiis iskaashi milatari, kadib wadahadal saddex maalmood qaatay, sida ay sheegtay warbaahinta Fana...

Gabar Soomaaliyeed oo ku tartameysa feerka Ciyaaraha Olombikada Tokyo ee Japan

0
Tokyo (Halqaran.com) - Ramla Cali oo ah feeryahanad ayaa Soomaaliya ku meteleysa ciyaaraha Olympics ee Sanadkan 2021-ka ka billaaban doona dhammaadka bishan July magaalada Tokyo...

Gabar TikTok caan ka aheyd oo 10 sano oo Xabsi ah lagu xukumay!

0
Qaahira (Halqaran.com) - Maxkamad ku taalla dalka Masar ayaa 10 sano oo xabsi ah ku xukuntay gabadh lagu magacaabo Xaniin Xosaam oo caan ka...

Jilaaga Leonardo DiCaprio oo iibsaday guri jooga $7.1 milyan +(SAWIRO)

0
Los Angeles (Halqaran.com) - Jilaaga caanka ah ee Leonardo DiCaprio ayaa iibsaday guri sare oo uu iska lahaa jilaaga kale ee la yiraahdo Jesse...

Aroosaddii ayaa ku dhex geeriyootay xafladdii arooska waxaana isla goobta lagu badalay gabadh la...

0
India (Halqaran.com) - Aroos ka dhacayay waddanka Hindiya ayaa yeeshay waji kale kadib markii aroosaddii mar kaliya dhulka ku dhacday iyada oo meyd ah...

Haweeney u dhalatay Koonfur Afrika ayaa dhashay toban cunug oo mataano ah!

0
South Africa (Halqaran.com) - Haweeney u dhalatay waddanka Koonfur Afrika ayaa la sheegay in ay hal mar dhashay toban carruur ah, taas oo noqon...

Ninka ugu ciddiyaha dheer dunida oo iska jaray ciddiyihiisa 66 sano kadib!

0
India (Halqaran.com) - Ninkan oo ahaa qofkii ugu ciddiyaha dheeraa adduunka ayaa ugu dambeyntii iska jaray. Shridhar Chillal oo u dhashay waddanka Hindiya ayaa...

Haweeney in kabadan 20 sano ku dhex nooleyd biyaha dhexdooda!

0
India (Halqaran.com) - Dadka qaarkiis waxay leeyihiin hiwaayado aan caadi aheyn oo kaa yaabinaya, haweeney lagu magacaabo Paturani Hosh oo ku nool Vardhman oo...

Macallin iskuul oo abaal marin ahaan u helay $1 milyan oo doolar!

0
Kenya (Halqaran.com) - Peter Tabichi wuxuu isu taagay horumarka waana tusaale caalami ah dhanka waxbarashada iyadoo wax-qabadkiisa iyo deeqsinimadiisa ay u soo jiiday in...

Nin gacantiisa kor u hayay in kabadan 45 sano!

0
India (Halqaran.com) - Ninkan ayaa gacantiisa kor u hayay in kabadan 45 sano, waa wax adag in la rumeysto, waxaan ku nool nahay duni...

Maxaa keenay in haweeneydaan ay hal mar wada guursato toddobo nin?!

0
Uganda (Halqaran.com) - Haweeney  hal mar wada guursatay toddobo nin ayaa soo bandhigtay muuqaallo cajaa’ib ah oo ku saabsan sida ay ula nooshahay toddobadeeda...
FansLike
FollowersFollow
SubscribersSubscribe

LATEST TOP NEWS

EU cuts cash for KDF in Somalia by half

0
The European Union (EU) and its partners cut by half the budget for troops fighting Al-Shabaab militia in Somalia after a secret partial withdrawal...