26.8 C
Mogadishu
Sunday, October 24, 2021
Home Caalamka

Caalamka

Masjidka wayn ee Xaramka oo si buuxda loo furay

0
Makkah (Halqaran.com) - Masjidka wayn ee barakaysan ee Xaramka ee ku yaalla Makkah Al-mukaramah ee dalka Sucuudi Carabiya ayaa markii ugu horraysay si buuxdo...

Ciidamada Yuhuuda oo soo qabtay Falastiiniyiin ka baxsaday Xabsi

0
Israel (Halqaran.com) - Booliiska Israa’iil ayaa qabtay saacadihii hore ee Sabtidii laba kale oo Falastiiniyiin ah oo ka baxsaday xabsi ammaankiisu aad loo adkeeyay...

Jarmalka: Waa in dib loo billaabaa wada-hadaladii Nukliyeerka ee Iiraan

0
Berlin (Halqaran.com) – Dowladda Jarmalka ayaa Arbacadii maanta ku baaqay in dib loo billaabo wadahadaladii ku saabsanaa heshiiska Nukliyeerka Iiraan, sida lagu sheegay  war...

Gantaallo lagu weeraray Garoonka Kabul iyo Wararkii ugu dambeeyay

0
Kabul (Halqaran.com) - Dhowr gantaal ayaa maanta lagu weeraray Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Kabul, ka dib markii shalay uu Mareykanku fashiliyay gaari laga soo...

Britain oo ciidamadii ugu dambeeyay kala baxday dalka Afghanistan

0
Britain (Halqaran.com) - Dowlada Britain ayaa soo gabo gabeesay daadgureynta muwaadiniinteeda ku sugnaa dalka Afganistan gaar ahaan magaalada Kabul ay dhawaan la wareegeen dagaalyahanada...

Taalibaan oo ku adkeysaneysa in aan waqti loogu darin Mareykanka iyo xulafadiisa

0
Kabul (Halqaran.com) - Taalibaan ayaa ka digtay inuu jiri doono “cawaaqib” haddii Mareykanka iyo xulafadiisa ay baaqi kusii ahaadaan Afghanistan wax ka baxsan toddobaadka...

Wararkii ugu dambeeyay daad-gureynta weli ka socota Afghanistan

0
Kabul (Halqaran.com) - Diyaarado siday boqolaal qof oo laga soo daadgureeyay Kabul ayaa gaaray wadamada Ingiriiska iyo Jarmalka iyadoo waddamada reer Galbeedka ay sare...

UPDATE: Taalibaan oo gudaha u gashay Kabul & Wararkii ugu dambeeyay

0
Kabul (Halqaran.com) – Maleeshiyada Taalibaan ayaa la soo sheegayaa in gudaha u galeen caasimadda Afghanistan ee Kabul Axadda maanta ah, sida uu sheegay sarkaal...

Madaxweyne Erdogan oo sheegay inuu la kulmi karo hoggaamiyaha Taliban

0
Ankara (Halqaran.com) - Madaxweynaha dalka,  ayaa sheegay inuu la kulmi karo hoggaamiyaha kooxda Taliban, si uu gacan uga geysto xaqiijinta nabadda Afghanistan. Dagaal-yahanada Taliban ayaa...

14 ruux oo ku dhimatay Shil gaari oo ka dhacay dalka Turkiga

0
Turkey (Halqaran.com) - Bas rakaab ah ayaa ku rogmaday galbeedka Turkiga subaxnimadii hore ee Axadda, waxaana ku dhintay ugu yaraan 14 ruux, halka 18...

Golaha Amaanka ee QM oo si kulul u cambaareeyay dilkii Madaxweynihii dalka Haiti

0
Haiti (Halqaran.com) - Golaha amaanka ee Qaramada Midoobay ayaa si adag u cambaareeyay dilkii loo geystay madaxweynihii dalka  Haiti  Jovenel  Moise. Golaha Ammaanka ayaa ku...

Madaxweynaha dalka Haiti oo gurigiisa lagu dhex dilay

0
Haiti (Halqaran.com) - Madaxweynihii dalka Haiti Jovenel Moïse ayaa maanta waxaa lagu dhex dilay gurigiisa, waxaa sidaas war-saxaafadeed ku sheegay ra’iisul wasaaraha ku meel...
FansLike
FollowersFollow
SubscribersSubscribe

LATEST TOP NEWS

UK Muslim groups brace for rise in hate crime after killing...

0
By Dan Sabbagh / The Guardian Britain’s leading Muslim organisation is to issue new guidance to help British Somalis and other individuals and mosques deal...