Muqdisho(Halqaran.com)  War Qoraal kasoo baxay Maanta  Midowga Murashaxiinta ayaa lagu dalbaday in la dedejiyo doorashooyinka Somaaliya.

Ra’iisul wasaare Maxamed Xuseen Rooble  Ayaa Looga baaqay in uusan gorgortan ka gelin heshiiskii 27 Maajo ee loogu igmaday gacan ku haynta amniga iyo daadihinta doorashooyinka dalka.

Halkaan Hoose Ka AKHRISO:

 

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here