Muqdisho (Halqaran.com) – Wasiirka warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta magacaabay Maareeyaha Tiyaatarka Qaranka, kadib markii xilkii laga qaaday Maareeyihii hore.

Warqad ka soo baxday Xafiiska Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya ayaa lagu sheegay magacaabistaan.

Halka hoose ka akhriso:

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here