Hargeysa (Halqaran.com) – Xukuumadda Somaliland ayaa markii ugu horreysay ka hadashay muran badda ee u dhaxeeya Soomaaliya iyo Kenya.

Mareeyaha dekedaha Somaliland, Saciid Xasan Cabdullaahi oo wareysi siiyay telefeshinka Sahan, ayaa sheegay in arrinta muranka badda ay tahay, mid ka dhaxeysa dalka aanu jeerka nahay ee Soomaaliya iyo Kenya, ‘‘mana ahan mid Somaliland khuseysa‘‘, sida uu yidhi maareeyuhu.

Haddaba Hoos ka Daawo Muuqaalka Wareysiga Maareeyaha:

DAAWO MUUQAALLO KALE ,Sii Akhri Wararka Kale ee Maanta:

DEG DEG: Maxkamadda ICJ oo dib u dhigtay dhageysiga kiiska dacwada badda ee Soomaaliya iyo Kenya.

DHAGEYSO + XOG XASAASI: Puntland oo shaaca ka qaaday in Somaliland iyo Al-Shabaab oo wada socda ay weerar ku yihiin Sanaag! + Cabsi dagaal

DAAWO VIDEO: Feysal Cali Waraabe oo Difaacay xunta dhaqanka ee Hargeysa oo dhaliilo xooggan loo jeediyay, weerareyna..

UPDATE: Maxaadan ogeyn oo ka socda Dhuusamareeb & Wararkii ugu dambeeyay Khilaafka cusub ee DFS iyo Ahlu Sunna ka dhex-taagan

Xafiiska Halqaran.com, Hargeysa
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here