XOG XASAASI: Miyuu Muuse Biixi oggolaan doonaa in Jabuuti lagu qabto wada-hadallada Somaliya iyo Somaliland & Kulan dhexmaray Geelle…

Jabuuti (Halqaran.com) – Madaxweynaha Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle, ayaa waxa uu saacadihii la soo dhaafay kulamo lahaa hogaamiyaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, kaasi oo dalkaasi ku jooga booqasho maalmo ah. Warar lagu kalsoonaan karo oo ay haleyso Halqaran.com ayaa inoo xaqiijiyey in Geelle uu hordhigay Biixi in dalab in uu martigeliyo wada hadal dowlada federaalka. … Continue reading XOG XASAASI: Miyuu Muuse Biixi oggolaan doonaa in Jabuuti lagu qabto wada-hadallada Somaliya iyo Somaliland & Kulan dhexmaray Geelle…